Bishaaro Farxad U Ah Walaalaha Cusub Ee Al-Aafaaq: Nidaamka Qorista Mowduuc cusub ee Shabakadda Islaamiga Al-Aafaaq  



Shabakadda Islaamiga Al-Aafaaq Rules
Forum Rules
In order to proceed, you must agree with the following rules:

Forum Rules

Registration to this forum is free! We do insist that you abide by the rules and policies detailed below. If you agree to the terms, please check the 'I agree' checkbox and press the 'Register' button below. If you would like to cancel the registration, click here to return to the forums index.

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

Ku soo dhowaada walaalayaal muntadahan islaamiga ah.
Waxay walaalahaaga kugu soo dhowaynayaan gacmo furan. Waxaan Allah ka baryaynaa in ka soo qaybgalkaaga uu ka dhigo mid khayr iyo barako uu ugu jiro Islaamka iyo Muslimiintaba.

Walaal shuruudaha hoos ku qoran haddii aad ku qanacsan tahay taabo I agree meesha ay ku qoran tahay ka dibna is diiwaan gali. Haddii aadan doonaynin in aad is diiwaan galiso taabo halkan si aad bogga ugu horeeya ee muntadaha aad ugu noqotid.

Walaal waxaa hoos ku qoran shuruudda isdiiwaan galinta. Waxaana kaa codsanaynaa adigoo qadarin naga mudan in aad dhawrto shuruudahan. Allah ha ina waafajiyo wixii uu khayrka ku jiro:

1. Muntadaha Al-Aafaaq waxaa ka reebban in lagu faafiyo wax ka soo horjeeda caqiidada ahlu sunnaha iyo jamaacada.

2. Qofku waxa uu xaq u leeyahay in uu doorto magaca uu doonayo. Waxaana reeban in la qaato magcyada :

? Gaalada iyo faasiqiinta.

? Magacyo jeesjees iyo yasid ay ku jirto.

? Magacyada dadka noolnool haddii aanay iyaga ahayn.

? Magacyada bogagga internet (Websites), iyo kuwa shirkadaha iyadoo aanan ogolaasho laga helin maamulka.

3. Waxaa reebban in hal xubin ay isticmaasho laba magac.

4. Waxaa reebban tacasubka xarakiga iyo qabaliyada. Waxaa loo tacasubi karaa xaqqa oo kaliya.

5. Waxaa reebban in la duro ama meel looga dhaco sharafta culumada iyo ducaadda.

6. Waxaa reebban in la soo celiyo faafinta mawduuca uu maamulku tuuray.

7. Talooyin guud: In la isu dhimriyo goorta la doodayo, la dhawro aadaabta khilaafka.




Saacada oo Dhan Waa GMT +3. Hadane Saacaddu waa 02:33 AM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2019