Bishaaro Farxad U Ah Walaalaha Cusub Ee Al-Aafaaq: Nidaamka Qorista Mowduuc cusub ee Shabakadda Islaamiga Al-Aafaaq  


Gadaal u Laabo   Shabakadda Islaamiga Al-Aafaaq >
.::Qaybaha Caamka ah::.
> Muntadaha Dhacdooyinka & Siyaasaadka Sharciga

Jawaab naq
Thread Starter Abu Sumayah Ka qayb-gallo 0 Views 35  Show Printable Version | Email this Page | Subscription
Faafi |
Faafi Mowduuca
 
Thread Tools Display Modes
Duug Ah Maaalin ka hor   #1
 
Abu Sumayah

.:: Xubin Dadaal Badan ::.
 
Abu Sumayah's Avatar

Join Date: Jul 2018
Posts : 618



Wuu Maqanyahay
Fulin la'aan Al-Shabaab oo Meel U Dhow Afgooye Ku Dilay Askari DF Ka Tirsan Kana Qaatay Qorigiisii.

Ciidamo ka tirsan kuwa Xarakada Al-Shabaab ayaa barqanimadii maanta weeraray meel isbaaro u tiilay ciidamada DF oo u dhow degmada Afgooye.

Askartan la weeraray oo inta badan dadka ku isbaareysta duleedka tuulada Cumar Beerre ayaa waxaa laga dilay hal askari kaasoo ay meydkiisii iyo hubkiisiiba qaateen ciidamada Xarakada Al-Shabaab.

Al-Shabaab ayaa waxay la wareegeen goobtii isbaarada u tiil ciidamada dowladda, halkaasoo gaadiidku billaabeen iney si nabad ah ku maraan iyagoo aan lacag laga qaadin.

Dhacdadan ayaa kusoo hagaagtay iyadoo saacadihii lasoo dhaafay ay ciidamada Al-Shabaab toogteen askari ka tirsan ciidanka Hirshabelle xilli uu ku sugnaa tuulo lagu magacaabo Hal Baraako oo dhacda inta u dhaxaysa Ceelbaraf iyo Miirtaqwo.



Xigasho: AmiirNuur Media

  Reply With Quote
Jawaab naq

Bookmarks


Currently Active Users Viewing This Thread: 1 (0 members and 1 guests)
 
Thread Tools
Display Modes

Talooyinka ka qayb qaadashada
You may not post new threads
You may not post replies
You may not post attachments
You may not edit your posts

BB code is waa la heli karaa
Smilies are waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.


Saacada oo Dhan Waa GMT +3. Hadane Saacaddu waa 02:57 AM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2019