Bishaaro Farxad U Ah Walaalaha Cusub Ee Al-Aafaaq: Nidaamka Qorista Mowduuc cusub ee Shabakadda Islaamiga Al-Aafaaq  


Gadaal u Laabo   Shabakadda Islaamiga Al-Aafaaq >
.::Qaybaha Caamka ah::.
> Muntadaha Dhacdooyinka & Siyaasaadka Sharciga

Jawaab naq
Thread Starter Abu Sumayah Ka qayb-gallo 0 Views 19  Show Printable Version | Email this Page | Subscription
Faafi |
Faafi Mowduuca
 
Thread Tools Display Modes
Duug Ah 6 Days Ago   #1
 
Abu Sumayah

.:: Xubin Dadaal Badan ::.
 
Abu Sumayah's Avatar

Join Date: Jul 2018
Posts : 618



Wuu Maqanyahay
Fulin la'aan Al-Shabaab 3 Maxaabiis Ah Kusoo Qabsaday Hawl Gal Ay Ka Fuliyeen Wajeer.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay hawl gal ka fuliyay gobolka Wajeer oo kamid ah dhulka Soomaaliyeed ee ay Kenya xoogga ku heysato. Wararka ayaa sheegaya in hawl galkan uu ahaa mid lagu beegsanayay malleyshiyo ay qoratay dowladda Kenya, si ay u carqaladeeyaan ciidamada Al-Shabaab ee aaggaasi ka hawl gala.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in hawl galka xooggiisu uu ka dhacay tuulada 50 (Konton) oo hoos tagta Wajeer, waxaana Al-Shabaab ay maxaabiis ahaan usoo qabsadeen 3 kamid ah malleyshiyadii hubeysnayd ee Kenya u shaqeynayay.

Sidoo kale waxay hawl galkan kusoo furteen laba mooyo. Todobaadkan gudihiisa ayay ahayd markii ay ciidamada Al-Shabaab bal beeliyeen gaari Koyal ah oo ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan milatariga Kenya, xilli uu marayay meel u dhow Amuuma oo hoos taga Gaarisa.



Xigasho: AmiirNuur Media

  Reply With Quote
Jawaab naq

Bookmarks


Currently Active Users Viewing This Thread: 1 (0 members and 1 guests)
 
Thread Tools
Display Modes

Talooyinka ka qayb qaadashada
You may not post new threads
You may not post replies
You may not post attachments
You may not edit your posts

BB code is waa la heli karaa
Smilies are waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.


Saacada oo Dhan Waa GMT +3. Hadane Saacaddu waa 02:24 AM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2019