Bishaaro Farxad U Ah Walaalaha Cusub Ee Al-Aafaaq: Nidaamka Qorista Mowduuc cusub ee Shabakadda Islaamiga Al-Aafaaq  


Gadaal u Laabo   Shabakadda Islaamiga Al-Aafaaq >
.::Qaybaha Caamka ah::.
> Muntadaha Qoyska Muslimka ah

Jawaab naq
Thread Starter Abu Dardaa Al-Ansaari Ka qayb-gallo 1 Views 722  Show Printable Version | Email this Page | Subscription
Faafi |
Faafi Mowduuca
 
Thread Tools Display Modes
Duug Ah 02-12-2019   #1
 
Abu Dardaa Al-Ansaari

.:: Xubin Cusub ::.
 
Abu Dardaa Al-Ansaari's Avatar

Join Date: Oct 2018
Posts : 3



Wuu Maqanyahay
Mawduuc Heer Sare Ah Qoyska Muslimka Ah Alla Qurux Badana

Qoyska Muslimka Ah Alla Qurux Badana
Alxamdulilah Allah Ba Mahad Leh An La So Kobi Karin Naxariis Iyo Nabad Galyo Korkiisa Ha Ahato Nabigana Maxammed Scw Intas Ka Dib
Allaah Marku Konkan Aaburay Saray Adanaha Xolah Dherta Iyo Buraha Rabi Intas Kagama Harine Wuxu U Dhameys Tiray Dhaman Wax Kasta Oo Loga Bahana Inta Badana Allah Wuxu Konkan Yeelay Labo Labo Si Ay Howshu u Wanagsanato Taasna Waxay Ka Mid Tahay Sunnoyinka Iyo Arimaha Wa Weyn Ee Lagu Garto Waxdaniyada Allah, Allaah Adanaha Wuxu U Aburay Labo Labo Rag Iyo Dumar Ama Lab Iyo Dhidig Taasna Waxa Ka Siman Dhaman Adanaha Waana Suno Koni Xolaha Dhirta Iyo Adanaha Balse Waxay Kala Wanagsan Yihin Kala Qeyr Iyo Qiimo Badan Yihiin..Qoyska Muslimka Ah Waa Kan Ugu Wanaga Badan Sida Dhabta Ah Adanaha Lab Iyo Dhidig Kulma Oo Howl Wadagana Waxa Ugu Wanag Iyo Qiimo Badan Qoyska Muslimka Wuxuna Dunida Maanta Herkan Ah Ka Tagan Yahay MaQam Sare Taas Oo Ah Mid Aad U Mihim Ah In Dadka Umada Lagu Bararujiyo Qiimaha U Leyahay Qoyska Muslimka Ah Hadana Ku Dhaqmo Kuna Dhinto Diinta. Maanta Inta Badanse Lama Helo Qoys Diinta Isugo Gar Gar Gacanta Is Qabsato Dhibka Isla Modo Mid Kastana Waxay Noqden Maalin Ku Mod Waxay Ahayen Kuwa Naga Horeyay Kuwa Isku Kiciyo Canaha Qabow Balse Saladaha Dhaha May Duqa Lama Kicin Karo Tasna Waxay Umada Dhaxal Sisay In Hadan Weyn U Ku Dhaco Ana Laga So Bixi Karin In Lis Kashado Moye. Wixi Dhib Rafad Iyo Qar Iska Tur Umada So Ahato Oo Maalinba Mid Lagu Modo Waxay Noqotay In Lahelo Maanta Jil Wanagsan Garab U Ah Xaqa Gurigoda Lagu Hayo Xaqa Wanag Iyo Wanada Ay Ka Burqadan Farahoda Waxayna Gartay In Gabdhaha Muslimadka Ah Ay Ragoda Lagu Arko Furumaha Cadowga Waliba Iyago Isku Garabsi Xaqa Mawada Iyo Naxarisna Isku Mujina Wa Sidi Wanagsandede Waxa So Baxay Jilka Cusub Misana Xaqa Garabka U Noqday Waliba Iyago Is Kashana Waxay Fuded Ka Dhigen Gurki Waxay Wanajiyen Umada Iyagana Way Wanagsanaden Markasay Gartay Heer Furumaha Lisku Salamo Taasna Waxay Ku Dhacday Juhdi Dheer Iyo Sabar Dhabar Adag Xanbarsan Oo La So Mujiyay. Allaha Ha Dhowre Qoyska Musliminta Inta Dhimana Allaha U Fududeyo Insha Allah.

Gabanadii Ba Kaco U Wada Jeshte Gure
Gayanka Islamki Waxay Talo Ku Goyen Badinta Umada Eebe Idinkise
Gabariyo Wiil Ma Haren Ila Way Is Gar Garsadene
Gurka Badiya Sunaday Ka Mid Tahaye.



  Reply With Quote
Duug Ah 02-13-2019   #2
 
Abu Sumayah

.:: Xubin Dadaal Badan ::.
 
Abu Sumayah's Avatar

Join Date: Jul 2018
Posts : 580



Wuu Maqanyahay
Fulin la'aan

Masha allah akhii horay usoco

  Reply With Quote
Jawaab naq

Bookmarks

Tags
alla, badana, muslimka, qoyska, qurux


Currently Active Users Viewing This Thread: 1 (0 members and 1 guests)
 
Thread Tools
Display Modes

Talooyinka ka qayb qaadashada
You may not post new threads
You may not post replies
You may not post attachments
You may not edit your posts

BB code is waa la heli karaa
Smilies are waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.


Saacada oo Dhan Waa GMT +3. Hadane Saacaddu waa 12:03 AM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2019